Somaliland Political Analysis
Somaliland: a stable democracy in Africa!
Somaliland 20th Anniversary Celebration-Dabaaldaga Sanadguurada 20aad ee Jamhuuriyada Soomaaliland

Greater Toronto Area Somalilander Community will have the unique honour of welcoming our headline singer from UK Nimco Yasin Caraale. Our local artists,AbdiJabbar-Al-Khaliiji, Guul Band , Dj-Musician Abdi Piano and many other surprise guests, poets,traditional youth dancers and many more will all participate and come toghether for an evening of reflection,optimism and celebration.
Event hosted by Somaliland Community of the GTA.Sponsored by Somaliland Ambassadors without borders.
Proceeds of the event will go to the national drought relief account at Dahabshiil

Location:3710 Chesswood Dr.
Toronto, ON M3J 2P6 (View map)
(Allen Road and Sheppard Avenue West)
Near Downsview TTC Station

Time SUNDAY MAY 22ND 2011 8PM-3AM
Price $25
web4-32.jpg

Waa sanadguuradii 20aad ee kasoo wareegtay maalintii ay Somaliland lasoo noqotay Qaranimadeeda.Jaaliyada Soomaaliland ee maagaalada Toronto iyo nawaxigeedu waxay sanadkan nasiib u heleen in dabaaldagaasi kala so qaybgalaan Fanaanada weyn ee laga daba dhacay, Nimco Yasin Caraale .Sido kale Fanaaniinta canka ee Reer Toronto oo ay ka mid yihiin Cabdi jabbar-Al-Khaliiji , kooxda Guul Band, Musishanka Abdi-Piano iyo dhalinyaro soo bandhigidoonta ciyaar dhaqameedka iyo hidaha soomaalidu waxay dhamaantood qayb libaaxle ka qaadan doonan Sanadguurada 20aad ee dalkeena Soomaaliland.Qabsoomida xuska 20aad ee la soo noqoshada madaxbanaanida Jamhuuriyada Somaliland sanadka 2011ka oo hadii eebe idmo ka dhici doona Magaalada Toronto waxa suurogaliyey Somaliland Ambassadors without borders.Wixii ka soo baxa xaflada waxa inshallla si toos ah loogu diri doona accountka Dahabshiil ee ladagaalanka abaaraha loofuray.
Ha Moogan hana ka maqnaan dadweynoow.

Goobta Xaflada:3710 Chesswood Dr.
Toronto, Ontario,M3J 2P6 (Khariirada eeg)
(Allen Road iyo Sheppard Avenue West)
Agagaarka Downsview TTC Station

Wakhtiga: Axad May 22 2011 8PM-3AM
Qiimaha $25

One Comments
muuse

aad iyo aad ayan ugu habalyeynaya dadkayga reer somaliland kunool toronto habalyo hablayo

Posted at May 17th, 2011 - 8:15 am
Trackback URI |

Pages

Bathrooms, Indoor Lighting & Cyprus Villas