Somaliland Political analysis
Somaliland: a stable democracy in Africa!
Furintaankii Maansada Hibaaq

Waa kan furintaanki Maansadi loogu talo galay-Foodka amaba Doorashooyinka Somaliland bishii March 2008 ee dib u dhacay iyada oo hogaaminaysay Silsiladaa Hore ee Hibaaq loogu magacdaray-Imikana waqtigeedii yimid maadaama uu so dhaafay mar labaad september 27th 2009 akhirkiina mar sadexaad soo galay June 26th 2010.Sida daraadeedna loo soo gudbinayo Dadweynaha Gudaha iyo Debedaba—Wayna u furantahay Dhamaan Abwaanada. Daawo iyado muuqal ah.


Codsi iyo cadeyn gaar ah oo ka yimi maamulka 18.May.org/18May.com
Ku Abwaanada: Ka soo qaybgala indinkoo qoraalkiina uu soo dirayaa emailka ciiwaankiisu yahay Jiidahore@Gmail.com
Ku:Saxaafada Somaliland fadlan soo publishgareeya muqaal iyo qoraalba
Dadwaynaha Somaliland kuligii way u furantahay Maansadu.
Waad mahadsantihin

Post a Comment Below »
Your Name:

Your Email:

Website?

Your Comment:

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Pages

Bathrooms, Indoor Lighting & Cyprus Villas