WAR-SAXAAFADEED: Ururka Hal-Abuurka Somaliland
Waxaa bishan November 20, 2009, la soo geba-gebeeyey codeyntii lagu dooranayey Guddida Fulinta ee ururka Halabuurka Somaliland ee sannadka 2009-2010. Sida xeerarka uruku dhigayaan guddidu waxay ka koobantahay todoba xubnood. Guddida Fulinta ee ururka waxa la doortaa sanad kasta wakhtigan oo kale.
Doorashooyinka Guddida Fulinta waxa xaq u leh inay ka qayb qaataan xubnaha ururka oo dhan. Waxaa Guddida Doorashada ee ururka Halabuurka Somaliland farxad weyn u ah in aanu ku dhawaaqno magacyada xubnaha ka mid noqon doona guddida fulinta ee Ururka Halabuurka Somaliland sanadka 2009-2010, kuwaasi oo kala ah:
Guddoomiye: Abdi Abdillahi Aadan (Canada)
Goddoomiye-ku- Xigeen: Cabdirashiid Axmed Maygaag (Norway)
Xoghaye/Khasnai: Siciid Maxamuud Gahayr (Somaliland)
Xubin-guud Foosiya Axmed Maxamed (Somaliland)
Xubin-guud: Kamaal Cabdillaahi Xuseen (USA)
Xubin-guud: Saleebaan Sh, Cabdiraxmaan Cashuur (Switzerland)
Xubin-guud: Faysal Awcabdi Cambalaash (UK)
Guddida doorashada ee Ururka Halabuurka Somaliland waxay mahadcelin aan la koobi karin usoo jeedinaysaa guddida cusub ee Fulinta iyo xubinaha kale ee sharafta leh ee naga aqbalay is-sharaxaada, muujiyeyna inay diyaar u yihiin inay u shaqeeyaan, wakhtigoodana u huraan Ururka Halabuurka Somaliland , dadka iyo dalka Somaliland.
Guddida doorashadu ee Ururka Hal-Abuurka Somaliland waxa halkan mahadnaq uga soo jeedinaysaa guddiddii golaha Ururka Halabuurka Somaliland ee hore hoggaanka u haysay sannadkii tegey. Guddidaasi waxay si hawlkarnimo iyo xilkasnimo leh u gudatay xilkii cuslaa ee ay u hayeen Ururka , dadka iyo dadka Somaliland. Guddidaasu waxay ka koobnayd xubnaha kala ah:
Guddoomiye: Faysal Awcabdi Cambalaash (UK)
Guddoomiye-ku- Xigeen: Muuse Maxamuud Jaamac (Somaliland)
Xoghaye: Caasha Maxamuud Yuusuf (UK)
Lacaghaye: Siciid Mamuud Gahayr (Somaliland)
Xubin-Guud: Sayid Maxamed Yuusuf (Sweden)
Guddida 2009 Doorashada Ururka Halabuurka Somaliland :
Mawliid Aadan Caydiid ( Qolqol)
Cabdirisaaq Cabdillaahi Aadan (Maayo)
Axmed Maxamed Faarax (Badeed)
Allaa mahad oo dhan iska leh
Wabillaahi Tawfiiq

Xubin-guud: Saleebaan Sh, Cabdiraxmaan Cashuur (Swizerland)