Somaliland Political analysis
Somaliland: a stable democracy in Africa!
P-H condemns terrorist acts against Hargeisa

Somaali

Anagoo ku hadlayna magaca xubnaha project Hope amaba mashruuca Rajada melkastoo oo ay joogan daafaha dunida waxaanu tacsi tiraanyo weyn leh u dirayna dhamaan dadkii tirada badnaa ee ku geeriyooday qaraxyaadi ka dhacay magaalo madaxda Dalka Somaliland ee Hargeisa malintii bishu ahayd Oktoobar 29 2008. Sida darteed waxaanu ilaaheena weyn uga baryayna inuu intii ku dhimatay naxaaristi jano ka waraabiyo ehelkoodana samir iyo iimaan ka siiyo inta dhawaacana caafimaad.Waxaana hadii eebe idmo loo bahanhay fejignaan iyo isku dhuubni dheerad ah si uu cadawga horumarkeena neceb adhaxda uga jabi lahaa ,sido kale kuwii falalkaa geysteyna sharchiga loo hor keeni lahaa.Ururka Project Hope marnaba uma dulqaadanaayo in waxyeelo loo geysto jiritaanka iyo xasiloonida dalka iyo dadka Somaliland ee nabada jecel.

English

All Somalilanders young and old everywhere firmly condemn the heinous attacks that were carried out against the innocent civilians of Hargeisa Somaliland on October 29 2008. On behalf of project Hope members we would like to send our condolences to the families and friends of the victims. This barbaric attacks which were meant to break the spirit of the People of Somaliland, will only strengthen our resolve and determination to continue on our pacific path to freedom, democracy and peace.

Français

Nous membres du projet de l’Espoir plus connue sous le nom de Project Hope sommes très outragés par la série d’attentats terroristes perpétrés contre nos populations innocentes, notre gouvernement ainsi que les representants des pays amis récemment à Hargeisa notre capitale nationale. Nos pensées resteront avec les personnes disparues, les blessés de même que leurs membres familiaux,proches et amis sans doute affligés par cette tragédie. Ces actes de barbarie ne feront qu’augmenter notre détermination à continuer sur la voie pacifique vers la liberté, la démocratie, et l’amour de la paix.

Cilmi Gaboobe
Afhayeenka Ururka Mashruuca Rajada
(Project Hope Spokesman and Member at large )

Post a Comment Below »
Your Name:

Your Email:

Website?

Your Comment:

Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Pages

Bathrooms, Indoor Lighting & Cyprus Villas