Kulmiye Toronto Canada

Kulmiye Toronto Canada

Kulmiye Toronto Canada Ujeedo : Warbixin Shir Ka Qabsoomay Magaalada Toronto . Waxa tariikhdu markay ahayd 16/7/2016 kulan wayn isugu yimid xubnaha gudida Toronto ee Xisbiga Kulmiye . Wuxuu kulankaasi daarnaa dardargelinta hawlaha xisbiga iyo sidii loogu diyaargaroobi lahaa doorashooyinka inagu soo aadan hadii eebe idmo sanadka 2017, ta barlamaanka iyo ta madaxwaynahaba. Waxa kale oo xubnaahaasi xogwaraysi qoto dheer la yeesheen Gudoomiyaha Wacyigelinta Mudane […]

Read More

Hor iyo dabo diid “abwaan cali deeq maxed ibraahin “mr.cali dhanaaniye”

Hor iyo dabo diid Hargeysa 10/07/2011 Waa maqaal ka hadlaya hordhaca waxqabadka xukuumadii aynu dooranay waxaa diyaariyey “abwaan cali deeq maxed ibraahin “mr.cali dhanaaniye” Yar iyo weyn bulshada manta waa hor iyo dabo diid in yar mooyaane , waa bulsho muran iyo qalalaaso jecel waa bulsho xaasidkeedu badan yahay , waa bulsho aan waxba isu ogolayn , waa bulsho aad la yaabayso qaabka ay u […]

Read More

18 May 2011-Toronto- Xafladii 18 May ee Toronto:Warbixin kooban

18 May.org Toronto Ontario, May 30 -2011. Bismilaahi Raxmaani Raxiim.Marka ugu horeysa waad salaamantihiin dhamaan Umada Soomaliland meelkastood joogtaan daafaha iyo dacalada dunida munaasibada labaatan guurada lasoo noqoshoda madaxbanaanida Jamhuurida Soomaaliland awgeed.Salaan sare kadib anagoo ku hadlayna magaca gudiga dhalinyarada u xilsaarnaa qabanqaabada Xuska 18 May ee Jaaliyada Toronto & nawaaxigeeda , waxaanu jeclaysanay in aanu idin siino sidii aan hore u balanqaadnay,warbixin kooban oo […]

Read More 1 Comment

Fariinta Madaxweyne Siilaanyo Ee Xuska 18 May 2011

18 May.org Toronto Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa fariin u diray Shacabka Somaliland ee ku dhaqan gudo iyo dibada, isla markaana Madaxweynuhu waxa uu shacabka ku baraarujiyey inay si weyn u wayneeyaan xuska 20 guurada Somaliland oo ku beegan 18-ka May. Waxa sidaasi lagu sheegay Dhambaalka Madaxweyne Siilaanyo oo ka soo baxay Xafiiska Afhayeenka Madaxtooyada C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse), waxaanu u qornaa sidan:- […]

Read More Leave comment

Bulshada iyo Qalada Aqoonyahanka qalinkii iyo fikradii Cabdilatiif Cismaan Caabi

Bulshada iyo Qalada Aqoonyahanka “Sirta furaha jeeroo la helo waxay saluugeyso Xaajadu ka sinoweyn nimaa derejo siisaane” ‘Gaarriye’ Intii burburka dagaalladu sababeen dhacay baahiduna badatay, waxkasta oo bulshadeenna lagu yiqiin waa ay is bedeleen. Tilmaamihii qiimaha lahaa ee la isku weyneyn jirey ayaa meesha ka baxay. Haddii la isku faanin jirey runta, geesinnimada, ballanta oo la ilaaliyo, garsoorka, iyo qaar kale oo badan, maanta waxa […]

Read More Leave comment