Bulshada iyo Qalada Aqoonyahanka “Sirta furaha jeeroo la helo waxay saluugeyso Xaajadu ka sinoweyn nimaa derejo siisaane” ‘Gaarriye’ Intii burburka dagaalladu sababeen dhacay baahiduna badatay, waxkasta oo bulshadeenna lagu yiqiin waa ay is bedeleen. Tilmaamihii qiimaha lahaa ee la isku weyneyn jirey ayaa meesha ka baxay. Haddii la isku faanin jirey runta, geesinnimada, ballanta oo la ilaaliyo, garsoorka, iyo qaar kale oo badan, maanta waxa […]
Recent Comments