Ciyaaraha Olimpikska iyo ka qeyb galka Soomaaliland By Marwo Suhur Abib

somalilandolympics.jpg

Maanta oo ay bishu ayad february 12 2010 waxaa dalka canada ka furnay ciyaarihii winter olimpiska, kuwaasoo ay kasoo qay galaan aduunka oo dhan kuwa tartama iyo kuwa aan tartamaynba. waxaaney matalaan wadamadooda. Sidaad wada ogsoontihiin wadankeena soomaaliland lagama oqoonsan wali aduunka. Laakiin waxaanu fursad qaali ah u helney in aan kamidnoqono dowladaha u dabaaldagaya ciyaaraha olympiska inaga oo caleenka soomaalilan sidana. waxaana xafaladaa qaaliga inooga qeyb gashey Marwo suhuur xassan abiib oo had iyo jeer u dadaasha hormarinta soomaaliland. Waxaaney inoogu bishaaresay in olimpikyada soosocda ay soomaaliland oo la aqoonsanyahay matalidoonto dalkeena.
Carrurta sporkska kale duwan ciyaartana waxaanu ku guubaabinay in ay ku dadaalaan si ay xoog u saari laheen in ay ka qaybgalaan ciyaaraha aduunka matalaana dalkooda soomaaliland.

somalilandethiopia.jpg

Suhur oo Somaaliland metelaysa iyo gabadh Ethiopian ah oo dalkeeda ka socota

somalilandisrael.jpg

Markale Suhur oo Soomaliland metelaysa iyo muwaadin carab ah balse metelaya dalka Israel ee u ka soo jeedo asal ahaan.

Waxaan ILAAHEY INOOGA RAJAYNAYAA GUUL IYO GOBANIMO.

You must be logged in to post a comment.